Bankiga dhexe ee Somalia oo shacabka uga digay Shirkadaha Forex (Akhriso)

Bankiga dhexe ee Somalia ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed iney ka fogaadaan maalgeshiga shirkadaha sarifka online-ka ah ee Forex oo mudooyinkan ku soo badanayey magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka. Warqad ka soo baxday Bankiga dhexe ayaa lagu sheegay in shirkadahan aysan heysanin ruqsada bankiga dhexe, ayna yihiin shirkaddo khasaare xoogan … Continue reading Bankiga dhexe ee Somalia oo shacabka uga digay Shirkadaha Forex (Akhriso)